VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuura - Lyrics

reexaan udgoniyo raasaaalka noloshaay raxmad caafimaadey ruuxdaydiba tahay rug baarwaaaqo taaliyo raaxadii aduunkaay rafiiqaygibaa tahoo rabi iigu hiiishee nuuray kaama raysto ruuxna kulama simayee naftaa kuu ryaaqdoo kaa raali baan ahay rajadii kalgacalkiyo raaliya i deeqdaay roob lagu qaboobaay rays ii da,aa tahay raas lagu nagaadiy o ramastii jacaylkaay reerkaygiiba too raxmaan iigu deeqe nuuraay kaama raystoo ruuxna kulama simayee naftaa kuu riyaaqdoo kaa raali baan ahay
Queue is empty
-- / --