reexaan udgoniyo
raasaaalka noloshaay
raxmad caafimaadey
ruuxdaydiba tahay
rug baarwaaaqo taaliyo
raaxadii aduunkaay
rafiiqaygibaa tahoo
rabi iigu hiiishee
nuuray kaama raysto
ruuxna kulama simayee
naftaa kuu ryaaqdoo
kaa raali baan ahay

rajadii kalgacalkiyo
raaliya i deeqdaay
roob lagu qaboobaay
rays ii da,aa tahay
raas lagu nagaadiy o
ramastii jacaylkaay
reerkaygiiba too
raxmaan iigu deeqe
nuuraay kaama raystoo
ruuxna kulama simayee
naftaa kuu riyaaqdoo
kaa raali baan ahay

Exit mobile version