VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoraxeey - Lyrics

qureshti haweenkaay qurux hodanbaad ka tahay qiimaynta dadnimadan kugu qaatay qaali qudhaydii kuraacdaa kaa quusan waydoo waan kuu qushuucoo igu qaali baad tahay habeenkuubaan qarwaa qariyo buurahaan jafa qardoofaha jacaylka iyo qiiradiisiiban qabaa qoraxay inan ku nool ayuu qalbigu doonayaa qudhaydaa maaganoo bartaaban kala qoslaa qadarinta mudanbaad qayrkaa ku dhaaftoo qof igu dheeroo aan qaa ibaad tahay sida qaansa roobaan ku qooraansadaayoo qawlkaaga wacanbaa wadnahayga qayb dagay
Queue is empty
-- / --