VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoraxeey taal - Lyrics

Qaayo sharaf iyo qiimo Badanay qoontii awgaa Qabowgii diidoo qudhu Kaligaa kuu qushucdaye X2 Adna qalanjoy qaali Dumaray qacdii aragtida Waan qandhoodoo qosol kaaguna qiiro igu reeb X2 Afku qadow iyo qalmad- Oobay kuuma quuroo Quusan maayee qaadir Eebahay ha iikaa qoro X2 Nimco quruxay qalbi Nuuraay adaa qayrkaa Qaayo dhaafoo qudhu Kaligaa kuu qushucdaye X2 Qooftan kaagiyo qaabka Jooguna waa qureeshtii Qoraxay taal quruxdoo Idil lagu qeexaay x2 Afku qadow iyo qalmad- Oobay kuuma quuroo Quusan maayee qaadir Eebahay ha iikaa qoro X2 Qaali sharaf iyo qiimo Badanay qoontii awgaa Qabowgii diidoo qudhu Kaligaa kuu qushucdaye X2 Adna qalanjoy qaali Dumaray qacdii aragtida Waan qandhoodoo qosol kaaguna qiiro igu reeb X2 Afku qadow iyo qalmad- Oobay kuuma quuroo Quusan maayee qaadir Eebahay ha iikaa qoro X2
Queue is empty
-- / --