VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tamaam - Lyrics

Adaan xulashada gayaanka Xurmooy kaala baxay Intaan kugu xidhay xiskayga Xaqiiq kugu qoray bogayga Tamaam xaragadiyo muuqa Xariirbaad tahay dhamaysa Maankaa ku xasilay agtaada Anigoon xaqirayn dareenka Xasuustiyo laab kacdoonka Xiisahan ku nagaaday laabta Adaa ku xawilaaya maanka Adaa xidigyahay dhigaaga Dabciga wacaniyo xishoodka Ku dhaaftay xaawalay asluubta Xulkii waxaad tahay qarniga
Queue is empty
-- / --