VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa kaa - Lyrics

jaceylku nusqaan mayeesho nasiibkuna dacar masiiyo nasteex labadii wadagee sideena najmaay dadaala nasrigu waligiii ma baaqdo naruurana kama dhamaado nolosha labadii xurmeeyee xariir lugooyada ka nooga naruuro markaan dareenay xubiga nuurkiisa daarnay niyadii hal qudha ka yeelnay nagaasho amrkaan yagleelnay nitaaqo hortaa ka dhowrnay nabdiga goortaan midaynay waa kaa waa kaa waa kaa waa kaa nacabkii hungoobay waa kaa naxligii asqoobay waa kaa nidarkii dhaboobay waa kaa waa kaa waa kaa waa kaa nacabkii hungoobay waa kaa naxligii asqoobay waa kaa nidarkii dhaboobay waa kaa waa kaa waa kaa waa kaa nacabkii hungoobay waa kaa naxligii asqoobay waa kaa nidarkii dhaboobay waa kaa waa kaa waa kaa waa kaa nacabkii hungoobay waa kaa naxligii asqoobay waa kaa nidarkii dhaboobay
Queue is empty
-- / --