VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaajiya - Lyrics

xafiday dajiyay xaqdhowra xasilay asturay i xanaanshay i xusa i kabaay xala maanka xaliyay xil guta i gargaara xukama i ahabyaay i xurmeya xaruntii qalbigay xiiso belay xigmadii noloshay xaladeeya xarfiyo qabooiya xabadkayga xididadiyo wadnahayga xibigiyo kalgacaylka ku xoogan xajiyay kasbaday xilahayga xariirtii dunidoo ii xalaalay xuuralcayn hanatay xiska deeqday xawayladeyda aduunka xulkooda xabada kaligeed xiligeenan qurux aan xad lahay loo cantobshay xarageen kaligeed loo xanbaarshay xidigay sharafey xuma diiday xilkase gaariye samo xershay xabxabeey daganey qalbi xaadhan xardhanay qalbiye may xayaati xididadiyo wadnahayga xibigiyo kalgacaylka ku xoogan xajiyay kasbaday xilahayga xariirtii dunidoo ii xalaalay xuuralcayn hanatay xiska deeqday
Queue is empty
-- / --