diidayaa markii hore sidaan kaaga daba dhacay
doorsoomay dhamaantay dadku ila yaabee
goortii aan ku doonay duburidaad i saartiyo
dambigaad i galisiyoo wali danbi maanan gudin
wuu i dagay jacaylkuye aduu kugu danbeeyaa
ha u dhiman daraaday
jacaylkii i duur gali dooxadan isoo dhigayo
daadkiibaa ku soo galay ka dabaalo adiguna
ama ergo soo diro ama igu igu dacweesoo
doodishaana geeyoo ana waan ku diiday
digfeer aawadaadaan kaaba aan ka doontay
digtoorkii wuxuu yidhi jacayl deeqa daawo male
kan i dilay aniga dawo male

Exit mobile version