VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fartuun - Lyrics

sida la ii ilbaxahayo farow iyo nugaal helay ay xareedo fiidkii farowgu iyo ugaadhiyo kafan jeejay geedihi ma ogatahay fartuuney caaashaqan fogaadiyo feedhaha jidhkaygiyo ogaaduku faafay ku fogaadey dhiige adna fahan jacaylkoo sidaan ugu furfuranahay adigana ugu faraxoo waa inaad u filisaa sidaa qorox falaadhihii fiidsatoo dhacaysiyo farxadaydibaa tahoo inan yahay filkaban kaa fiirsanaaya ma ogtahay fartuuney faalada jacaylkiyo faaqidaada caashaqa fikir igu abuurtoo ma fayoobi aniguye
Queue is empty
-- / --