VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxiya - Lyrics

miyaan seexdaa hurdada miyaan soo jeed darteed salaada markii la kaco anigu soo taaganahay samaanta adaa hayee intaan isa seegi lahayn jacaylkii soomanaa sidaa yaan looga tagin adaa fadxiyaay sadriga sidii ubax uga baxoo haweenba adaa ugu sitoo miyaan sugayaa naf maqan miyaan sabayaa kalgacal miyaan sida ruux la maray anigu ku saabanahay naftayda adaa sitee adoon sahlanayn cishqiga sokeeye hadaynu nahay xumaan sahay ha iiga dhigin bal soo soco sacabo furan
Queue is empty
-- / --