VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ii soo dhawaaw - Lyrics

waan ku dheehdayoo waan kla dhacoo dhuuxaad gashee sida dhabiga iyo dhul hareeriyaan kuu dhiganayaa habeen iyo dharaar halkii la i dhuftaan dhooldhooliyaa igu soo dhawoow ii dhiib gacmaha dhigaabaan ahoo kuu dhimanayee waad igu dhantahoo igu dhararantood i dhalaalisee igu dheertahood dhabarkiyo lafaha bohol iga dhigtee dhankaad eegta iyo dhinacii kastaba waa jacayl dhabee waa la i dhuftoo dheelalawsanoo kugu dhololayaa dhibtaa caashaqaa dhafoorada dhinbiil ka dhamaysayoo dadkoo dhaxan qaboo dhado qoysaybaan anuu dhididayaa
Queue is empty
-- / --