VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf kaa dhooftay - Lyrics

qofba dhoofooaan dhiman dhibaatuu leeyahee waqtiga wuu dheeryahoo dhulkuna wuu kala fogyee dhaayuhu ma arkaan kolay naf meel dheer kaa jirtee dhaqsaan kuugu soo war celin dhagaha uun igala haal dhamaantood waaxyaha iyo dhiigaad ku abuurantoo dhabaan kuu jeceloo hoy iyo aqalbaan dhisaayee
Queue is empty
-- / --