VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sool iyo sanaag - Lyrics

subax weeyi khayr sanad guuradii sool iyo sanaag cayn saw ma bilan saansaan la beeg seermawadadiyo sagalbaa curtee buuhoodle sow saraar looma kicin sabarada nugaal seeraha xalaneee laas caaniyoo balsoo eeg taleex SAATIROW ALLOW saxarkii baxyee sinaaniyo midnimo sumad nooga yeel jiidale socdaal lagu soo maryeey daacame samaan lagu seexayee sida loogu bogay ma sifayn karee dalada sst soomaaliyeey sacabada u tuma
Queue is empty
-- / --