VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkaan useexdaa - Lyrics

hurdo kama bogtoo barkinbaan ku tiirshaa boga iyo calooshee beerkaan u seexdaa barbarada ma qabanaayee anigoo burburayoo dhinacyadu i barareen waagu ii baryee bogii jacaylku wuxuu i baday ayaan iga ba'aynee intii aan bad qabayee hawshiisu igu badan haba baran lahaayaa ha u bixin lahaayaa imikoon bastay ahay baroor miyaa wax ii qaban bogsan maayo oo bilicdiyo nasiibkay midna u baxsan waayee cadceedaa bildhaantaa iga baafin waydee bil waliba bishii kale igu sii balamisoo badal iigu dhiibtee
Queue is empty
-- / --