VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daruuraha - Lyrics

daruuraha cirkoo shux soo shubay aroornimo dabayluhu shanqadiyeen shabaxleeyay doogii shishe qofaad u jeceshay sheeda ma iska eegteen iyo shuqulka caashaqa baahida ku shawrteen idinkoon wax sheelayn shaydagaba kaba lehe sharaclee xishood jiraa waa shax laba gayaane si yar si yar si yar si yar ma u shushubiseen shishe qof is tiqiiniin isinkoo shido u qabay jacaylbaa ku shidayee shalay aad heshiiseen waxaad shaamareertoo shoogii kalgacalkee xidigaha la shawrtaba ma ka qaaday shaacii
Queue is empty
-- / --