VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhib jacayl - Lyrics

dhibta iyo jacaylka ma marbaa la wada dhalay miyaa la iska dheeloo dhaxalbay wadaagaan wuxuu dhuuxa raacaba sookan dhuunigii jaray hadal aan dhagtuba rabin ma igu soo dhacaayaa adna dhaayahaygoow kuma dhaafi karayee arinkii dhexdeeniyo ma dhamaysanaa talo dhawr saniyo maalmaan kalgacayl dhadhabayee hoosaan u dhuganee dheeftiisa ila maal kuwa dhaqaya xoolaha waxay kuman dharaarood dhenged ugu raacaan dhuuniga in laga helo
Queue is empty
-- / --