VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha halmaamin - Lyrics

waqtigu waa heerba heer waa sidii hogasha roobko hadba gees ka hooray waa sidii hilaacoo hal maruun ku soo maray miyaan hakraday naftaada miyaad hagar daamo waliga habeen aad dareentay halyayada dhamaantood adaan kuu haadshay gacantoo hankaygana kusiiyay qalbiga kuu hibeeyee ha hilmaamin waligaa ha iloobin noloshana haasawihii kalgacalkeen adi kugu habaayay ha ilaawin waqtigu waa hoosiisoo waa sidii hadhka geedka hadba meelbuu jiraayo waa maraad haysiyo mar uu ku hareer maree miyaan hiifay weedhahaagii hubshada ka madhnayd hoheey aad ila hor joogtay
Queue is empty
-- / --