VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sareedo - Lyrics

imisaan sareed iyo samo kuugu baaqo saaco iyo mana ubax dhul barwaaqo soomana sadrigaygu kula rabay waayuhu sal dhigashada samadaii ayaan le sahalkii maqnaa walu wuxuu sido hana sugee natiijadee isaseegno waa kane sifihii kalgacalkaa adna sahal ka dhigato axdiguna sirtaadii kama suurta galin wali ikastoo ku saacido ku siiyay gacan midig seerihii aktaadi een kusoo noqnoqon jiray hada waan sagootiyay sirta nolosha ila garo rajadii siraadlana goortay samaataa kugu soo hilaabte samiro ha fududaan inuu suura guuryo isaseegna waxa faray saadaal gudnoowdo sidii aan ku wadi jiray seetada ka furatee
Queue is empty
-- / --