VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waano jacayl - Lyrics

aduun waano iyo wax sheegba wakhtiga iyo waayahaygaa wacdiga caashaqan kusiin walaaca dadkaa lanoolee wax saarka iyo wiirsigooda adaa waran iigu dhiibay warkayga wadigan dhaafay waraabe adigaa uloogay naftaydana waaqle geeyay maantana waan toobi waayey adiguuna wax eegi maysid hadhowna wadeecadiisa aniguunbaa layga weerii wisiisiga xiisahaygaa tashiga iyo waalalowga inteen walbahaar la toosay wacensiga caashaqeyga walaalyow igu colaadshey adaa wacanow ku saaray wadnaha ka weecan waayey wadiiqo adigaa ku dhaafay jaceylkeenana wax yeelay maantana waan toobi waaye adiguna wax eegi maysid hadhowna wadeecadiisa anuunbaa layga weerii maantana waan toobi waaye adiguna wax eegi maysid hadhowna wadeecadiisa anuunbaa layga weerii
Queue is empty
-- / --