Heesta Dhalinta maanta - Lyrics
Yaaah
Fjeeey
I love all
So beutifull
My queen
Love yoo babby
Haddaan kula shoori lahaa
Jacayl kuu sheegan lahaaa
Anigu waan shiixayaaa
Shib miyaan iraahdaa mise waan ku sheegtaa
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Hubaal hubaal
Waxa i haya jacayl iga weeyn
Waan xishoon markaan is dhaho
Jacaylkaa usheego
Markastaba hadal
Afka juuqda gabin
Arxan malaha miyaa
Yartu qalbi adakaa
Ax qalbi adakaaa
Qalbi adakaa
Fiiri fiiri huunno
Hal mar fursad
Maad isiin
Aaan ka hadlee dareenkayga
Qalbigayga gubin
Qalad maaha caashaquye
Qalad maaha caashaquye
Haddaan kula shoori lahaa
Jacayl kuu sheegan lahaaa
Anigu waan shiixayaaa
Shib miyaan iraahdaa mise waan ku sheegtaa
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Maalinkaan ku arkay
Koow ilaa iyo hadda
Muuqaalkaagii koobaad
Ayaan ka helee
Isha kula raacay hani
Adna maad arkeeyn
Ismalaheeyn waad jeclaan
Wallee weey ka dhacday
Wallee weey ka dhacday
Muddo waan is adkeeyee
Adna maad ogseeneeyn
Maantaan helay
Fursadaan waayadaan sugaayaay
Waan kuu sheegtay jacaylkee
Halmar soo jalleec bby
Halmar soo jalleec bby
Haddaan kula shoori lahaa
Jacayl kuu sheegan lahaaa
Anigu waan shiixayaaa
Shib miyaan iraahdaa mise waan ku sheegtaa
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i dayseeee
Every time i see your face so beutifull
Hadalkaaga waan macaan
Waa amazing bby
Inaan maqlo waan rabaa kulla time bby
Kaftan maaha odhaahdeeydu
Maanka taa geli
Maanka taa geli
Waxaan hubaa inaad tahay my number one
Anna waxaan noqon bby your number two
Idhiib gacmaha aan ku siiyo looovee bby aan ku siiyo looveee
Haddaan kula shoori lahaa
Jacayl kuu sheegan lahaaa
Anigu waan shiixayaaa
Shib miyaan iraahdaa mise waan ku sheegtaa
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Haddaan kula shoori lahaa
Jacayl kuu sheegan lahaaa
Anigu waan shiixayaaa
Shib miyaan iraahdaa mise waan ku sheegtaa
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee
Shiddo ha i daysee