Heesta Ishaan kuu jibin - Lyrics
Hayee hayee waan ka helaay
gabadhaa wataa isha waan la raacee
walleee fjeeyoow jabiddee
ishaa ishaa jabin ishaan kuu jabin
jalleecada kula raacee
jabin ishaan kuu jabin
jaahaaga la yaab kaleh
markii aan jalleecaba
Jalaqsan joogga jamashada
jiljileeca wajigaaga jamashada
jaahaaaga yaabkaleh jinniyada
aan jalleeco araggaaga aragsaneey
jabin ishaan kuu jabin
indhaha u baahan jalleecada
joowharad la moodyeey jeexaygii
aaan ku jantee i jamo jabkeygiyeey
jahwareerka ha igu ridin jeexaygiyeey
Jabin ishaan kuu jabin
jalleecada kula raacee
jabin ishaan kuu jabin
jaahaaga la yaabkaleh
markii aan jalleecaba
Xaafaddiina iisheeg
jiha isii jidka aan istaagee
sidii alwaax aan istaagee iriddiina
sidii askari aana sugo araggaaga
sidii ileeys ilmadana iga tir
ishaa badan hooyadaana yeey na arkin
aragsaneey dariskuna waa il fuuur
aayaheena danbe dhowr jalaqsaneey
jabin ishaan kuu jabin
jalleecada kula raadin
jabin ishaan kuu jabin
jaahaaga layaabkaleh
markii aan jalleecaba
Jirjiroolle kama helo
jees jees kaama helo
jiljileecna iskadaa
jacaylkana ha igu jabin
jugtiisana ha igu dilin
aan ku jantee i jalleec
aan jalleece wajigaaga aan jabiyee
isha jabi jaceelkaa ijiitee
jilbihuu illaabee
jidka aan dhex jiifaa
jabin ishaan kuu jebin
jalleecada kula raacee
jaaahaaga la yaabkaleh
markii aan jalleecaba
jabin ishaan kuu jabin