Waa kuwaan
Dmt in the building 2017
Fj weeeye aaah

Every body kac
Ninyahoow kaca
Jacayloow kaca
Dmtiiyoow kaca
Waa dhammaanee kaca
Dance weeyee kaca

Gabdho iyo wiilaloow kaca kaca
Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca
Dmtii weeya
Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x

Every body kaca kaca
Every body kaca
Waa ka helay gabadhaa
Hal mar yaa ukaca
Yaa isiin lambarkeeda
Toloow yaa usheegin
Soo siko soodhawoow
Ii dhiib gacantaada
Soo salax soo saaro halmar halmar igu sin
Hubaashii waxaad tahay
Hanti aan lahelin
hubka saaran dhabarkaaga
Hooyadaa ku siisay
Ha i bakheeylin
Ha i bakheeylin
Gabar yahay isii

Gabdho iyo wiilaloow kaca
Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca
Dmtii weeya
Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x

Huunno hani huunno roon
Waa taqaanaa dheesha roon
Waa luxdaa sida lool
Laafyaha ka dheeshaa
Yaa ku gaadha huunnno huunno
Garbaha dhaqaaji
Laafyaha dhaqaaji
Sidii laama baxay
Laag laagihii burqani
Kolba gees kolba gees
Wabigii shabeelle
Huunno waayo waaayo

Gabdho iyo wiilaloow kaca
Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca
Dmtii weeyadee
Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x

Soow matihid yartii
Midda dheesha loo qiray
Masraxa ruxaysee
Sida goran yadii
Kolba gees kolba gees
Garabka luxaysee
Sidii laama dhabi
Yaa kugaara goronyo
Geeska afrikaa
Gacan baad ku haysaa
Gabadhii masraxaay
Gabadhii beeshaay
Gacantaada igu qabo
Gacantaada igu qabo

Gabdho iyo wiilaloow kaca kaca
Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca
Dmtii weeya
Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca

Aan iskiin baro
Waxaan ahay fj bby
Beenta ma aqaano
Booto iska dhaaaf
Biitkeeygaan daarin
Ee diyaar unoqo
Ee diyaar unoqo
Labo labo u sitaaga
Cagta qaada
Waxaan ahay reer islii
Saas u garo
Asaageey waan kasitaa
Saas ugaro
Waxaad hyso sooddaa
Soow bandhig
Halkaan keen
Ima gaadhid ima gaadhi beeentaa beentaa
Waxaan ahay
Super star

Exit mobile version