VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta shidnaa gabdhu - Lyrics

Yartu waa shidan tahee, Haa Shalay Booramay ka timid Shidnaa gabadhu haa Shaan qurxoonaa Alaa way i shiikhisee Sharafteeda oo kale mid leh indhahaygu may shifine Shidnaa gabadhu haa Shaan qurxoonaa alaa way i shiikhisee Shalay baan arkoo Yartu way shidan tahee Shacnigaa quruxdeeda Yartu way shidan tahee Waan ka helay quruxdeeda Way i shiikhisee Shakhsi la mid ah Uma taalo yarta Quruxdeeda hadalkeeda socodkeeda Tallaabada say u geddin HAAH HAAH Waan ku boggay yartaay Waan kaa helay yartaay Waan ku qiray quruxda Rabbibaa ku siiyoo Waad ku dhaaftay qeyrkaa Anna waan ku caashaqay. YEEH YEEH Shidnaa gabadhu haa Shaan qurxoonaa alaa way i shiikhisee Yartu waa macaan waa malabka shinnida Shalay ilaa hadda ah Sheekadeedaan hayaa Gabadhi aan arakana iyadaan u shiishaa Shacnigeeda quruxdeeda Shalay Booramaa ka timid Yartu waa shidan tahoo ana waan sharaxayaa ma ku noqdaa shaxaari sheekadadeeda aan rabaa shukaansi aan rabaa shacnigeedaan la dhacay. YEEH YEEH Shidnaa gabadhu haa Shaan qurxoonaa alaa way i shiikhisee, shidnaa sharafteeda oo kale mid leh indhaygu may shifine
Queue is empty
-- / --