waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay
baar kastaan tagaynaa waan shidanahay
shirabkaanu tumanaa waa shidanahay
shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay

waa qarasta waa ciyaal xamar
calan baan sidanaa ciyaal xamar
caalamkaan la soconaa ciyaal xamar
calanka buluugu waa babainaa
ciiirtire cawaale waa babinaa
hadaa nahay ciyaal xamar waa babina
waa duulduulnaa sida haadi
baalal baan leenahay sida haadii
waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay
baar kastaan tagaynaa waan shidanahay
shirabkaanu tumanaa waa shidanahay
shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay
hablaheena soomaali kuli shidanaa
meel kastooy joogaan kuli shidanaa
galmudug juba land habla shidanaa
boorama laascaanood gabdho shidanaa
buntland banaadiir hablo sidanaa
jigjiga dhagaxbuur hablo shidanaa
gado iyo gaarisaa gabdho shidanaa
hiiraan hargaysa gabdho shidanaa
jawhar hablo shidanaa
baydabo marka gabdho shidanaa
waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay
baar kastaan tagaynaa waan shidanahay
shirabkaanu tumanaa waa shidanahay
shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay
wiilku waa qarastee qarasta ha kicin
kuwa kale ha maseeraan hal mar mac isii
ha isdilaan ha is dooxaan hal mac isii
snapchat yaa shida ciyaal xamar
facebook yaa shida ciyaalxamar
raabkaygu wuxuu gadhay dunidoo idil
hadaa tahay ciyaal xamar farta taag
raabkayga oo la shidin liido lama galo
waa waa shidanahay

Exit mobile version