VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Zamzamay - Lyrics

Zabankani hablaha zuran Zamzamtaan ka caashaqay Zadrigiyo laabtaad ku zamayzan tahay 2x Zida sadariyo ku zaaqdayoo Dhoolla caddeeyntaad ku habboon tahee 2x Zamzameey waad i zaaqdee Zamzameey Zadrigaa Zamzameey ku raacee Zamzameey ii imoowe Zamzameey Zamaan wacaneey Zamzameey Hubaashii adaa Zamzameey Qalbi bogsiiye Zamzameey Ha iga dheeraan Zamzameey habboon wacaneey 2x Zuuraddaada qoodhiyo Asluubtaad u dhalataa Zaatirkii ku ziiyay baa la igu saaq anigee 2x Zida dhibicda roobkaad qalbiga u hilaacdee Zuubanaantaada habbooniyo Zawdkaaga macaanka leh Sahansaday aniguna Zadrigayguna uroonaa Zamzameey waad i zaaqdee Zamzameey Zadrigaa Zamzameey ku raacee Zamzameey ii imoowe Zamzameey Zamaan wacaneey Zamzameey Hubaashii adigaa Zamzameey Qalbi bogsiiye Zamzameey Ha iga dheeraan Zamzameey habboon wacaneey 2x
Queue is empty
-- / --