Zabankani hablaha zuran
Zamzamtaan ka caashaqay
Zadrigiyo laabtaad ku zamayzan tahay 2x

Zida sadariyo ku zaaqdayoo
Dhoolla caddeeyntaad ku habboon tahee 2x

Zamzameey waad i zaaqdee
Zamzameey Zadrigaa Zamzameey ku raacee
Zamzameey ii imoowe
Zamzameey Zamaan wacaneey
Zamzameey Hubaashii adaa
Zamzameey Qalbi bogsiiye
Zamzameey Ha iga dheeraan
Zamzameey habboon wacaneey 2x

Zuuraddaada qoodhiyo
Asluubtaad u dhalataa
Zaatirkii ku ziiyay baa la igu saaq anigee 2x

Zida dhibicda roobkaad qalbiga u hilaacdee
Zuubanaantaada habbooniyo
Zawdkaaga macaanka leh
Sahansaday aniguna
Zadrigayguna uroonaa

Zamzameey waad i zaaqdee
Zamzameey Zadrigaa Zamzameey ku raacee
Zamzameey ii imoowe
Zamzameey Zamaan wacaneey
Zamzameey Hubaashii adigaa
Zamzameey Qalbi bogsiiye
Zamzameey Ha iga dheeraan
Zamzameey habboon wacaneey 2x

Exit mobile version