VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaan hori kuu jeclaa - Lyrics

Adaan hori kuu jeclaa Hadeerna waan ku rabaa Inaan ku hilmaamana Hubaal ma awodaayo Sidii baan habeenkii Aduun hurdada Wali kugu hadraa Markaad hadashaa Hanaqu darsaday Aniga hami badan iyo hawl igu soo ceshaayee Adaan nafta kuu huraa Hilawna waan kuu qabaa Inaan ku hareer marana Qudhani ma hawaysatee Sudii baan hubaadhii aduun hididiyo Xiska kugu habaa
Queue is empty
-- / --