VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiil caashaq - Lyrics

hadaanan ku dhaafin dhigaa raga jooga oo anan ku dhiiran dhigiyo udubkiisa dhismaha aqalkeena hadaanan dhabtayda cidlada dhaxanteena shalay nolol dhaanta xiliga ku ilaawin jacaylka dhexdeena siduu u dhaboobi dhiilkii kalgacaylka intaan ku dhag siiyo hadaanan ku dhaadan kashaada dhayeynin waxaad dhibsanyso naftaada ka dhawrin jacayl dhaxal yeesha anaaba ka dhaaran markaan laba dhiiga jacaylku dhex qaadau wadnaha isku dhiibney noqonay dhud qudhata sawka nacab dhuuntay dhaayaha ku jeclaaday ilmadii ka dhacaysay sawtaa dhul u diiday sacabku u dhugaysay farxada dhabankaygu sawkaa la dhalaalay dhiilkii kalgacaylka intaan ku dhag siiyo hadaanan ku dhaadan kashaada dhayeynin waxaad dhibsanyso naftaada ka dhawrin jacayl dhaxal yeesha anaaba ka dhaaran
Queue is empty
-- / --