VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadeer kuma xasuusto - Lyrics

ka xasilay jacaylkii wadnahayga xaadiray dhiiggayga xulayee xiisihiisu waaalnaaaaa qalbigii xujaysnaa xubigii ka ifi jiray mar horuu xoreeyoo maankii xalbuu helay uu ahaa xasaasiga xurmo soo habsaantiyo xiskaan kaalintii gabay naftoo xilli ubaahneeyd adigaa xumeeyoo waxba xeerin waayee haddeer kuma xasuustaba maanka iyo xiskaygii adi kuu xirnaan jiray kuma tabaan xaqiiqoo bogga waa lagaa xalay xubbigii kunoolaa xilli hore naftaydoo adi kuu xisaabnaa xabadkii lagaa maydh xiisahaagu diri jiray xurmo soo habsaantiyo xiskaan kaalintii gabay naftoo xilli ubaahneeyd adigaa xumeeyoo waxba xeerin waayee haddeer kuma xasuustaba..
Queue is empty
-- / --