VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hagari - Lyrics

dareeenka jacayl huqdiisa habeenno waxaa u hoyda hiyiga ruux maqan tabaaya harraadiyo waxaa ludhkiisa hagaag uga doogsan caashaqa qalbigan xiisuhu hareeyay naftayduna hadiyo goor adeey kuu heellantee qudhaydan kuu hanweeyn adoon hagranaynin dookha jacaylka hareerta qaboo dookhiyo hobaantida jacaylka hadiisa waxaa u liita kashuu hadeeyay u ooman hamiga gocashiyo xasuusta latiix hinqaadkaan karaystay waxay hibashadu kubeertay naftayduna hadiyo goor adeey kuu heellantee qudhaydan kuu hanweeyn adoon hagranaynin dookha jacaylka hareerta qaboo.
Queue is empty
-- / --