VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka xurmo rabaa - Lyrics

jacaylku xurmuu rabaa xaqdhoowr buu doonayaa wanaagbuu ku xasilaaa xiriirkeenna hirgalay xumaan ka ilaaliyoo hadhoow yaan la ina xaman mcn yaa la ina xaman xaggaygana igu hallee inaan xiddidada umudo intaan la igeeyn xabaal oo aan la igeeyn xabaal xigtiyoo ehel beeynu nahay xusuuustaadu igu dheer xiskaygaa adi kutaba mcn adiguu kutabaaa adaa ragga kaa xushee xaqiiqdii guurka iyoo rugiyo xaruni ila yagleel mcn hooy ila yagleel xaggaygana igu hallee inaan xiddidada umudo intaan la igeeyn xabaal oo aan la igeeyn xabaal.
Queue is empty
-- / --