VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Roob jacayl - Lyrics

Roobaa ii da'ay jaceyla Waxaan helay nolol wanaagsan haddaan helay geesigaygii Rabbina mahadiisa weeyi daadihi raasamaal farxad iyo hawl adduunyo runtii igu dhowaa xiskaygi ruuxaan dunidaba ka doortee rafiiq baan nahay maalmo rajadii nolshaan haleelay danaha xaaskiyo nasiibka raxmaankaa iigu deeqay sidaasaan kaaga raystay Roonuhu kuma qadin ayaanka reerkaan dhisnay lagu badhaadhay raas baan dagaysadoo barwaaqoo waxaan galay aan ku maalno runtii hadalkaa i deeqa rubbada kalgacal uu ku beera qalbigaa naxariis ku reeba intaan dookh ku raacay raxmadaa farxadaa wadaagnay rajadii nolshaan haleelay dunaha xaaskiyo nasiibka raxmaankaa iigu deeqay sidaasaan kaaga raystay.
Queue is empty
-- / --