VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan is dhawrsabaa - Lyrics

waa dhaba jacaylkaygu waa dhiigiyo wadnahayge waa dinaca wadnahayga dhuuxiyo lafaha lafahaygiye kaan is dhowrane xubiga caashaqu tinaga dhaxeeye waa dhinaca midigtayda lafta dhabarka weeyan waan is dhowrana waan is dhiiri galina ma dhantaalno caashaqa waa dhigay kalgacaylkaygu dhaqan iyo wanaag waa dheef macaankiisu waa dhalaal iftiinkisuye kan is dholdholinow caashaqa wada dhigno waa dhaayahayga waa lafta dhabarka weyan waan is dhowrana waan is dhiiri galina ma dhantaalno caashaqa kan is dholdholinow caashaqa wada dhigno waa dhaayahayga waa lafta dhabarka weyan
Queue is empty
-- / --