VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amran cover - Lyrics

intaan aamusnaayee amakaagsanaabuu waqtiguna ordaayoo waayuhuna i ootee aramidu isoo ridan maad iman agtaydee ana aan ku eegtee amraneey nasiibkaa wax abaabulaayoo waa wada amaarado dhibaatada aduunkuye aramidu isoo ridan maad iman agtaydoo ana aanku eegtee asalkaba jacaylku intuu ugubka igu yahay een uurkayga galin oogada ku sii fidin aramidu isoo ridan maad iman agtaydee ana aan ku eegtee ayaamahan daraadaa anfacadii ka go'yoo anbadoo habaaboo waanigan asqoobee aramidu isoo ridin maad iman agtaydoo ana aan ku eegtee
Queue is empty
-- / --