sidii rutub canab raxmadi ku da'daan ruuneey nafta raaxadeed tahayee
sidii yeyda hawd halow ma ladoo cidlaan ka hurdaa alaylkiiyeey
tufaaxa ka taagan toolmoonbaan habeen walba taabo leeyahayee