VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiilo aan qabo - Lyrics

inkastuu jacayl dhabi baryo dhuuxa taabtoo dhawaqa iyo codkii lura nafta uga dhignaa libin lafta dhabarka haysaa dhib yaraan bogsoonine qalbi dhaawac gaadhana dhaymadiisu adagtahay ifku waa dharaaree ha dhibtoon aduunkoo ayaan qudha ha dheeliyin ana dhiilo aan qabo inkastoon lahaa dhawr dhayal yay mudan ciil ruuxdana dhamaanteed kaaga dhigay maqaar saar kamaan helin dhankaagii waxaan kaa dhur sugayoo uma taagin dhidibada rajadii dhexdeenee
Queue is empty
-- / --