VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faalo - Lyrics

jacaylku furuu u baahday cilmiyo ficilbuu qorshaystay wuxuu u badheedhay fal haduu fahankaagu liito dulqaadkaguna fogaado walow taladaada dhoohan fardawshiyo eedahaaga cid kale ha ku fara xumayn falada galgacayl hankiisa fagaare ka baanidiisayey markaan cid ku fican waayay anigu farahaan ka qaaday jacaylka fankaa barbaarsha fayoobi qof la hanoonsha fogaan aragbaa daryeela haduu dookh fiiro waayo qalbigu faras madhan kaxaysto dhab iyo filashano ka daaqo ogow fiidyow wayrarkaagii wuxuu ka gashaa fadeexad
Queue is empty
-- / --