VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawharaddii maanka - Lyrics

jawharadii maankiyo laabtu jiidanaysee naftu ay u jeelnayd iyo jamashadeedii waanu kala jaciirmoo anigiyo jacaylkii nala kala jiheeyoo ka jaqaafiyoo laday jab wixii i gaadhiyo jugtii waan ka ladanee ruux ila jifoo hadii aad jifood tahay riyo beena ha u jabin habeenkii ma ladi jirin jeeroo aan dheehdoo jabadkay ku nooshahay soo yara agjoogsado sida ruux jin galaybaan jeedjeedsan jirayoo waranbaa igu joogoo caashaqu i jiidh goo
Queue is empty
-- / --