VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yamaayuuq jacayl - Lyrics

nafta yey la joogtee yuufle uga dhawaaqdee yuhuuntii dhexdeeniyo yeedhmada ku noolayd ana kugu yutaayoo kaa daba yucyuci jiray yaab ka dhacay jacaylkii adaa yeelahood jaray yacyacuun jacaylkii adaa ugu yaboohoo yeel ku yidhi wanaagoo xumaan iigu yeedhoo aniguna yurbaan idhi gurigaan yagleelniyo hoygaan yabyabi jirnay waataad yar iyo wayn yamaayuuq i galiseen ana maanta yoolkii yafyaafkii i daashadeen hada yay dugaagiyo waxa cunay yaxaskii
Queue is empty
-- / --