dawooy dareen wacan dadku wada ogsoon yahay dibnaha aan ka qaade ma u tahay diyaar dareenbaan kuu qabaa daryeelaan kula rabaa dadkaan kaa fiirsadaayoo adaan ku doonayaa dawooy jacayl daran dawo aan lahaynbaa dugsi ila wadaagee ma u tahay diyaar