shamaac baxay la modyeey adaa shidane inanyahay
sheekada ma daynaa sharad ma ila galaysaa
shacniyo wanaagiyo sharafweeyi guurkuye
shafka ma isasaarnaa
dhaaxaan shareeroo caashaq i shiimee
dhiigayga shaaximay shaaca aan ka qaadee
shiniduba iyadoo shuraaka ah yay malabka shiisha
inaguna aroos ma ka wada shaqaynaa

Exit mobile version