VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalad - Lyrics

Qalbiga adigoo isiyey dhibato u qudhi mayoado farxad ii qorsheyey qosolka ka bajin mayo 2x Anoo qurux kugu arkya qayrka ka raci mayoado nolol iqondeeyey qodxaha ku aasi mayo 2x Qalad ka dhacay maalin macan ku qabani mayo 2x Malmaha qadafkiyo isjidhka rajada u qabyayni mayo 2x Qarnigan dunidaa xumate anigu kuma qonsanayo qofkan arko eensalamo sirtena u qaybin mayo 2x Adoo qiimo ilahadey qadarin kula dhafi mayo halkan magacaga ku qoray dabayli ka qadi mayso 2x Qalad kadhacay malin macan ku qabani mayo 2x Malmaha qadafki isjidhka rajada uqabyayni mayo 2x
Queue is empty
-- / --