aaran adigoo arkaaya
abaar adigaa ka aadee
inan yahay ogaawe
anoo ku arwaaxoo
aan jacayl kuu qabo
arxan iima galine
galad iyo abaale
afeeftaadii horeetee
adkaysigeed aawayee
intaan noolayne
aawada u oomanee
adaa i cidleeyee
arinteeniina oodayee

Exit mobile version