VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdigeena - Lyrics

Alleehana waynaa Noo idmayee oori Dayda ahaatoo is Aaminee x2 Aqbal waaye eebaa Ajiibayee amurtayna Waanoo ahaatayee X2 Abidkaa ogaaw axd-- Igeena adkee arxan Laawe aa jiree abaal Lahaynee caqligaaga Adeegso ee ogaawee X2 Ubaxii aduun kaa ii Tahee adigaan ku Doortee ee ogaaw X2 Abaalkaa gashi maa Ani iloobi karaa dham-- Aantay adaa uurkayga Kuyaal x2 Abidkaa ogaaw axd-- Igeena adkee arxan Laawe aa jiree abaal Lahaynee caqligaaga Adeegso ee ogaawee X2
Queue is empty
-- / --