VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barni - Lyrics

Barni waan kuu baah Nehee barigii aan ku Bartaa boholyowga Caashaqa boga igaga Baxayee x2 Baxsad baan kuu Ehee adba waad og Tahee bilic laydaa Haween barni adaan Kaala soo baxee X2 Balcad iyo booramiyo Burco iyo baladwayn Barni inaan kuula bubo Oo bogay aan ku saaro Balantay ay tahee X2 Barni waan kuu bogee Boogtaydii caashaqaa Bilahan ku bartaa barni Ani ka bogsadee X2 Balad iyo baadiyo bilic Daada qurxon barigaan Inta kunool barni adoo Kale maan arag X2 Balcad iyo booramiyo Burco iyo baladwayn Barni inaan kuula bubo Oo bogay aan ku saaro Balantay ay tahee X2
Queue is empty
-- / --