VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iiadheel - Lyrics

ila dheel dhex yareey dhabanka i saareey iisoo dhawaw kaama dheeriyeey dhuubooy dhex yareey dheeman luul hablaha taan ku dhiiranayeey aawada la dhuubtee maad ila dheeshid dhaxanta dhacaysaan dhedidaa kaligay dhawaaqayga dheel ha moodin waa dhabtiiyee dhaqdhaqaaqa socodkiyo midabkaaga dhiinka ah quruxdaad u dhalatiyo dhaayahayga jiitee dharaar iyo habeenkii dhakafaarka aan qabo waa jacaylka dhigiisee dhaxal la igu siiyee
Queue is empty
-- / --