Joog dheer jamaalkaan
Qurxoon aa ijiitee joogi
Waayee jarmaadayee
Aawadaadee

Jaleecadaada aa jirkayga
Oo dhan jareenaa aragaga
La'aantiis jiifi waayee waa
Joog sadaayee ila joogee
Jilbahaaa isaar

Joog dheer jamaalkaan
Qurxoon aa i jiitee joogi
Waayee jalboodayee
Aawadaadee

Ani jiifi waayee jah
Wareree kaa jeedsan
Waayee jamaad la'aan
Taa waax yaha jirkay
Gaad jibaaxdee ila
Joogee jilbahaa isaar

Joog dheer jamaalkaan
Qurxoon aa ijiitee joogi
Waayee an jiitayee
Aawadaadee

Exit mobile version