Heesta Ladaneey la aantaa - Lyrics
Ladaneey la'aantaa
Ladi waayay hurdee
Waad igu lig naatee
X2
Lee leexashada iyo
Lugoosmada ma fiic-
Nee lamantay ahaatid
X2
Lafta iyo dhabarkiyo
Laamaha jirkaygaa
Adigaa ka lulatee ku
Laab laabanaayoo
X2
Laasim waa inaan
Lado libintayda gaaree
Oo aan ladanay laabtaa
Ku seexdee x2
Ladaneey la'aantaa
Ladi waayay hurdee
Waad igu lig naatee
X2
Leebkii jacayl kaa
Laga iiga taagtoo
Laxaow giisa awgii
Hurdadii malado oo
X2
Laasim waa inaan
Lado libintayda gaaree
Oo aan ladanay laabtaa
Ku seexdee x2
Ladaneey la'aantaa
Ladi waayay hurdee
Waad igu lig naatee
X2
Lee leexashada iyo
Lugoosmada ma fiic-
Nee lamantay ahaatid
X2