simisi aan shilibi
ku shiboona marata
ku taalayee
muuqaalka haboon
midi aan kamaagee
maankeyga deeqay
luul makaa dhigeee
boobo makaa dhigee
macaan kaa helee
yow yow maba radaate
bishi buka biti
butu baka faayeee
musuqaa muliqaas
murkaate hooo
abooke hoo abiiki
kaa kaa hoooo
maanta waa warsan
iyo wanaag baan kuu
wadaa macaaney
walaaley miyi iyo
maaalaba maseer
kama meermee
marwadeyd ahaatee
macna ii aheee
maciin ii aheee
maalintaan ku arkaa
macaan kaa helee

Exit mobile version