Dumaroo idil waa taan
Dartaa isaga daayayoo
Kuligood diray x2

Qalbigaad dagtoo
Wadnahaa kuu dam-
Qada x2

Waxaan doonayaa
Inaan dadab galnoo
Kuu dadaalo oo guri
Wada dagnoo x2

Isagaoo idiidi goor
Horaan daayay qalbiga
Adaa dagoo wadnahay
Gaa raayay inkastoon
Boqolaal gacanta ku
Haayay mid kula mida
Dunida dumar waan
Ka waayay

Qalbigaa dagtoo wad-
Nahaa kuu damqada
Jacayl kaan kuu qabo
Ma'ahan mid dhamaada
That's right x2

Dunidoo idil taan ka
Doortoo damac iga
Galaay daran hanoqon

Qalbigaa dagtoo wad–
Nahaa kuu damqada
X2

Waxaan doonayaa
Inaan dadab galnoo
Kuu dadaalo oo guri
Wada dagnoo x2

Isagaoo idiidi goor
Horaan daayay qalbiga
Adaa dagoo wadnahay
Gaa raayay inkastoon
Boqolaal gacanta ku
Haayay mid kula mida
Dunida dumar waan
Ka waayay

Qalbigaa dagtoo wad-
Nahaa kuu damqada
Jacayl kaan kuu qabo
Ma'ahan mid dhamaada
That's right x2

Exit mobile version